Jubbaland oo soo dhawaysay Warmurtiyeedkii Galmudug, Hirshabelle iyo Raisul wasaare Rooble.

April 27, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Jubaland ayaa soo dhaweysay go’aankii ay qaateen Dowladaha Galmudug iyo Hirshabeele kaas oo ay ku diideen mudo kororsiga sharci darada ah, Waxaan aaminsanahay heshiiska 17 Sep inuu yahay waxa kaliyah ee laga amba qaadi karo doorashooyin loo dhan yahay oo dalka ka dhaca ayey tiri Juba land.

Hoos ka Akhriso Warmurtiyeedkii ay soo saartay Jubaland ku soo dhaweysay Warmurtiyeedkii Galmudug, Hirshabelle iyo Raisul wasaare Rooble.

Cabdi yare
Kismaayo

Comments are closed.