Madaxweynaha dowladda Puntland oo Shir-guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland.[Masawiro/Video]
April 15, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland.
no images were found
Madaxweynaha ayaa Golaha Wasiirada la wadaagay warbixin ku saabsan safarkiisii iyo xaaladda uu dalku marayo. Markii kulanku uu soo dhamaaday Afhayeenka ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Jaamac Dabaraani ayaa saxaafada la hadlay.
M_M_Deeq
Halgan.net