Madaxweynaha Jubaland oo ka warbixiyey xaalada dalka Soomaaliya ka dib kulan uu la qaatay Bulshada Jubaland.[Video]
April 16, 2021 - Written by EditorMadaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Jubaland, waxaana uu uga warbixiyay xaalada dalka iyo sida Dowlada wakhtigeedu uu dhamaaday ay ugu fashilantay hirgalinta doorashooyin loo dhan yahay.
Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa Bulshada Jubaland ugu baaqay wadatashi guud si looga dhabeeyo himilada shacabka Jubaland.
Halgan.net