Madaxweynayaasha dowladda Puntland iyo Jubaland oo ku kala laabtay Garoowe iyo Kismaayo

April 13, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni iyo Wafdiga uu hoggaaminayay ee muddo bil ah ku sugnaa magaalada Muqdisho,ayaa galabta dib ugusoo laabteen Garoowe ka dib markii uu fashilmay shirkii wadatashiga qaran ee ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa masuuliyiin kale duwan oo ka tirsan Golayaasha dowladda Puntland ay ku soo dhaweeyeeyngaroonka Gen. Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa u gudbay guriga Madaxtooyada dowladda Puntland waxaan ilo ku dhow Madaxtooyada Puntland ay sheegeen in wadatashi Golayaasha dowladda Puntkand ka dib uu soo bixi doono mowqifka rasmiga ah ee ku aadan mud kordhinta loo sameeyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka iyo golyaasha kale.

Dhinac kale Madaxweynaha dowladdaJubbaland ayaa isagan sidoo kale dib ugu laabay xarunta KMG ee Jubaland ee Kismaayo waxaan la filayaa in dhawaan uu ku dhawaaqo go’aanka rasmiga ah ee Jubbaland ee Mudo kordhinta loo sameeyey Madaxweynah Dolwadda Federaalka Soomaaliya iyo Golyaasha kale.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online