Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland oo laga waraystay xaalada Dalka Soomaaliya.[Video]
April 30, 2021 - Written by EditorNairobi:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland ahna Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabwali Maxamed Cali Gaas oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Unicersal ayaa waxaa uu ka waramay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya iyo weliba arrimaha doorashooyinka ee uu ka taagan yahay khilaaf xooggan.
M_M_Deeq
Halgan.net