Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay wada hadal[Video]
(April 26, 2021)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha xil gaarsiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Xuseen Rooble oo saaka la hadlay saxaafadda ayaa xusay in uu aad uga xun yahay wixii dagaalkii shalay iyo xalay ka dh
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo ka digay tallaabooyinka ka hor imaanaya Dastuurka Dalka
(April 26, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga digay Hay’adaha Dowladda iyo cid kasta oo xiganaysa nidaamka sharci-dejinta dalka, hadallada ama qoraallada ka hor
Wararkii ugu dambeeyey ee Xaalada Muqdisho ee caawa.[Dhageyso]
(April 25, 2021)
Muqdisho:- Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacayey saaka ilaa caawa fiidkii isku dhac hubaysan oo u dhexeeyey ciidamada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamo ka tirsanaa dowladda oo ka soo horjeeda
Ciidamada Birmadka Madaxtooyada Dowladda Puntland oo Boosaaso ku qabtay walxaha qarxa.[Masawiro]
(April 25, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada Birmadka Madaxtooyada Dowladda Puntland oo howlgalo ka wada duleedka magaalad Boosaaso, ayaa gacanta kusoo dhigay qeyb ka mid ah Kaydka walxaha qarxa oo leeyihiin dhagar qabayaasha
DFS oo Guddi u Saartay Baarista Qalalaasihii Garoonka Muqdisho
(April 24, 2021)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guddi u saartay Shaqaaqadii maalintii Khamiistii ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. War Qoraal ah oo ka soo baxay w
War-Saxaafadeedka Golaha Ammaanka ee ku saabsan xaaladda Soomaaliya
(April 24, 2021)
New York:-Xubnaha Golaha Ammaanka waxay walaac xooggan ka muujiyeen sii soco shada is-mari-waaga siyaasadeed iyo khilaafka u dhexeeya madaxda siyaasadda ee Soomaaliya ee ku aaddan hanaanka doorashooyi
Wasiir Dubbe:”War-murtiyeedka Midowga Afrika Waxaa Tafatire ka ahaa Kenya iyo Jabbuuti”.[Video]
(April 24, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaliya Osmaan Dubbe oo shir Jaraa,id ku Qabtey Xaruunta wasaarada warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaliya ee magaalada Muqdisho ayaa mar kale w
Barnaamijka Awoodda 5-aad Qeybtii 2aad oo lagu waraystay Madaxweynaha Puntland.[Video]
(April 23, 2021)
Muqdisho:-Waa Qeybtii 2aad ee Barnaamijka Awoodda 5-aad waxaan marti ku ah oo lagu waraystay Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni isagoo la wiidiiyey su'aalo khuseeya Siyaaadda iyo
Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo VOA ay ka waraysatay 8 xubnood oo shabaab ah oo dil lagu xukumay[Dhagayso]
(April 23, 2021)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Abdiladiif Muuse Nuur ayaa Idaacada laanta Afka Soomaaliga ee VOA waraysi uu siiyey waxaa uu uga warama xubno ka tirsan ururka Al-shabaab oo ay Maxkamada Ciidamada
Ciidmada Amaanka ee Boosaaso oo qabtay Hub iyo Rasaas Faro Badan [Masawiro]
(April 22, 2021)
Boosaaso:-Galinkii dambe ee xalay howlgal ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada Gobalka Bari ka howlgala ayaa waxay ku guleesteen in la soo qabto hub, rasaas iyo Ragii watay iyadoo ay socoto baarita

« Previous PageNext Page »