Ra’iisul Wasaaraha xilka sii-haya DFS oo isku beddelay laba wasiir
April 11, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xilka sii-haya ee DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalkii u kala badalay laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.
Wasiiradda la isku bedelay ayaa kala ah Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Duraan Axmed Faarax oo loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada iyo Maxamed C/llahi Salaad Oomaar oo loo magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
Cabdi Yare
Halgan.net