Wasiirka Amnige DFS oo ka hadlay xaalada Amniga Muqdisho.[Video]

April 27, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka Amniga dowladda Federalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Xassan Xundubey Jimcaale oo goor dhow la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ciidanka Dowladu leedahay ay ku filan tahay iney magaalada Muqdisho ay gacanta ku qabato.

Wasiirka Amniga dowladda Federalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Xassan Xundubey Jimcaale ayaa ka digay abaabulka ka socda xaafadaha magaalada Muqdisho oo uu sheegay in ay wadaan siyaasiyiin ha dhow aan xakamayn karin taas oo sababi kara in ay gabaad helleen ururka Al-qaacid Al-shabaab oo dhibaato badan ku haya dalka Soomaaliya.

Wasiirka Amniga dowladda Federalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Xassan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in ciidamada dowladdu Federaalka ku filan yihin amniga magaalada balse aysan doonaynin in lagu dul, dagaalamo shacabka waan sababta buu yiri ay baaqyo nabadeed u jeedinayaan Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha.

Wasiirka Amniga dowladda Federalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Xassan Xundubey Jimcaale ayaa shirkii ja’aaid waxaa uu ku soo beegmayaa xili saacadihii la soo dhaafay si aad looga barakacayey degmooyinka Howlwadaag iyo Hodan, ka dib markii ciidanka ka soo horjeeda kuwa dowladda ay farriisimo hor leh ka sameysteen xaafado hor leh.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online