Taliyaha Ciidamada Daraawiish-ta Dowladda Puntland oo ka warbixiyey dagaalo ka socda Buuraha Calmiskaat.[Video]
(July 12, 2021)
Garoowe:-Taliyaha Ciidamada Daraawiish-ta Dowladda Puntland S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere, oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyay howlgallo ka dhan ah Argagixisada oo ka socda B
Madaxweynaha Jubbaland oo Shirka Golaha amniga shir gudoomiyey
(July 12, 2021)
Kismaayo:-Shirka Golaha amniga oo uu shir gudoomiyay Madaxweynaha Dowlada Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa laga soo saaray go’aamo lagu xoojinayo shaqooyinka hay’adaha amaanka. [ngg src