Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Madaxtooyada Casho Sharaf ugu sameeyay Wasiirada Caafimaadka ee Heer Federaal iyo Dowladaha xubnaha ka ah.
(July 7, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada Casho Sharaf ugu sameeyay Wasiirada Caafimaadka ee Heer Federaa
Maxkamadda Darajada 1aad ee ciidamada ee Gobolada Mudug iyo Cayn ee Puntland oo dil ku xukuntay xubno ka tirsan Al-shabaab.[Video]
(July 7, 2021)
Gaalkacyo:-Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Gobolada Mudug iyo Cayn ee dowladda Puntland ayaa ugu waxaa maanta dil toogasho ah ku xukuntey ilaa 8 ka tirsanaa Amniyaadka Argaga
Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku soo dhaweeyey Raisulwasaare Rooble.
(July 7, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ku so dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble.Madax