Al-Shabaab oo 10 looga dilay weerar ay ku qaadeen garoonka Dhuusamareeb.
(July 5, 2021)
DHUUSAMAREEB:-Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ciidamada dawladda iyo 10 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar saaka ka dhacay bar amni oo laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Dhusa
Xubno ka tirsan Al-shabaab oo dilal ka geystay Dhinaca Gal-Mudug ee Gaalkacyo oo Maxkamadda la keenay [Video]
(July 5, 2021)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta Maxkamada darajada 1aad ee ciidamada qalabka ee Puntland ee gobolka Mudug iyo Cayn la hor keenay xubno ku eedaysan in ay ka tirsan yihiin amniyaadka ururka Al-shabaab oo dila