Wasiirka amniga Maamulka Gal-Mudug oo BBc-da ka waraystay dagaal ka dhacay Bacaadweyne.[Dhagayso]
(July 6, 2021)
Gaalkacyo:-Wasiirka amniga Maamulka Gal-Mudug Axmed Macalin Fiqi oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey dagaal u dhexeeyey Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaa
Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowladda Puntland oo tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Axmed Xirsi Carab
(July 6, 2021)
Garoowe:- Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa isaga oo ku hadlaya Afka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland wuxuu Tacsi tiiraanyo leh halkan u dirayaa Shacabka iyo Dawladda Puntland, q
Afmeer oo soo Bandhigtay wareysigii Horjoogihii ugu sareeyey Amniyaadka Alshabaab ee gobolka Mudug
(July 6, 2021)
Gaalkacyo:-Horjoogihi ugu sareeyey Amniyaadka Alshabaab ee gobolka Mudug Maxamed Xaashi Muumin (Abuu Dayib) ayaa waxaa la soo bandhigay wareysi ay ka qaaday Afmeer waxaana uu faahfaahin ka bixiyey
Guddiga doorashada Puntland oo doortay guddoomiye iyo ku xigeenkiisa
(July 6, 2021)
Muqdisho:-Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay maanta xubnaha guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee maamulka Puntland, waxayna doorteen guddoomiye iyo ku xigeenkiisa. Waxaa ku tartam