Wasiirka amniga Puntland C/samad Gallan oo ka warbixiyaya Howlgaladii Lagu soo afjaraayay Kooxaha Daacish iyo ururka Al-shabaab.[Video]
(July 15, 2021)
Boosaaso:-Wasiirka Amniga Dowladda Puntland Cabdisamed Maxamed Gallan oo shir jaraa'd ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa uu uga warbixiyey howl galo ay ciidamada Puntland