Wareysi: Aabaha askari ka soo baxsaday Eritrea oo lagu dilay Afgooye.[Dhagayso]
(July 13, 2021)
Afgooye:-Wararka ka imanaya magaalada Afgooye ayaa sheegaya in nin dhowaan sheegay inuu kasoo goostay ciidanka Soomaalida ee lagu tababarayo Eritrea in lagu dilay halkaasi habeenimadii Isniinta. Nink