Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Jaaliyadda Puntland ee dalka Kenya.[Masawiro]
(July 17, 2021)
Nairobi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan Qado Sharaf ah oo ay ku casumeen qaar ka mid ah Jaaliyadda Puntland ee dalka Kenya. Kulanka ayaa Madaxwe
Golaha wakiilada Dowladda Jubbaland oo magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka sare ee Jubbaland
(July 17, 2021)
KIsmaayo:-Guddoonka Golaha wakiilada Dowladda Jubbaland, ayaa waxaa uu maanta magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka sare ee Jubbaland. Magacaabistaan uu Guddoonka Baar