Madaxweynaha Puntland magacaabay guddiga qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da August
(July 24, 2021)
Garoowe: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada iyo diyaarinta xaflada xuska maalinta 1-da August 2021, kuwaasi oo kala ah: 1. Xasan Shir