Jubaland oo soo gudbisay xubnaha u tartamaya Aqalka sare
(July 27, 2021)
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee Jubaland u gudbiyay tartamayaasha qaar kamid ah kuraasta Aqalka sare ee Jubal