Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Odayaasha ka hadlay Muqdisho waxa ka dhex hadlaya Al-shabaab.[Video]
(July 10, 2021)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu ka jawaabay Eedeymo ay soo jeediyeen odayaal jooga degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho oo u doodaye
Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir oo ka bad-baaday dil.
(July 10, 2021)
Muqdisho:-Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay 9 kalena wey ku dhaawacmeen qaraxa maanta ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Banaadir iyo Isbitalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ka dib markii qarax lala