Madaxweyne Farmaajo oo uga Hambalyeeyay shacabka Soomaaliyed Ciida Carafo [Video]
(July 19, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Hambalyada Ciida Carafo u diray Shacabka Puntland iyo Umada Soomaaliyeed.[Video]
(July 19, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa munaasabadda Ciida Carafo ugu hambalyeeyay Shacabka Puntland iyo guud a
Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka warbixiye dagaalo ay kula jiraan Al-shabaab.[Dhagayso]
(July 19, 2021)
Camaara:-Wararka ka imaanaya Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay ka socdaan dagaalo u dhexeeya Ciidmaada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidmaada Gal-Mudug iyo kuwa Al-shabaab, deegaanada
Dagaallo maalintii labaad ka socda Gal-Mudug.[Dhagayso]
(July 19, 2021)
HARGEYSA:-Dagaallo ayaa maalintii labaad kasii socda maamul goboleedka Galmudug kadib markii ciidamada dawladda iyo kuw amaamulku ay weerar ku qaadeen fariisamada maleeshiyada Al-Shabaab ee nawaaxiga