Taliyaha Hawlgelinta ciidamada PMPF ee Buuraha Calmiskaad oo BBC-da uga waramay Dagaalo dhacay.[Dhagayso]
(July 9, 2021)
Boosaaso:-Taliyaha Hawlgelinta ciidamada PMPF G/S Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed ayaa Warbaahinta BBC News Somali warbixin ka siiyey hawlgallada Ciidamada Dowladda Puntland ka wadaan buuralayda Calmiskaa
Barnaamijka Gungaar oo lagu waraystay Macalin Saciid Cabdulle Dilib.[Video]
(July 9, 2021)
Muqdisho:-Barnaamijka Gungaar oo warbaahinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa waxaa lagu waraystay Macalin Saciid Cabdulle Dilib, oo ka mid ahaa dhalin yaradii dhinac warbaahinta gacan badan
Madaxwaynaha Jubbaland oo qado sharaf ugu sameeyey Ra’iisul wasaare Roble deegaanka Goobweyn.[Masawiro]
(July 9, 2021)
Kismaayo:-Madaxwaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyay Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya deegaanka Goobweyn ee gobolka Jubbada Hoose. Mada
Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo dhagax dhigay Jaamacad cusub oo laga hirgeli nayo Deegaanka Bacaadwayn.[Masawiro]
(July 9, 2021)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cadiladiif Muuse Nuur ayaa dhagax dhigay Dhismaha Cusub ee ay yeelanayso Jaamacada Deegaanka Bacaadwayn ee Degmada Gaalkacyo. Munaasibadan ayaa waxaa Goob j