Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.[Masawiro]
(July 8, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxwaynaha waxaa g
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Hambalyo u diray ardayda ugu sarays Fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare.
(July 8, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dawladda, ahna kusimaha madaxweynaha dawladda Puntland mudane Ahmed E. Osman Karaash , ayaa hambalyo u diray ardeyda dugsiyada sare ee Puntland gaar ahaan kuwooda kaalm
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Puntland oo Agab Taakulo ah ku wareejiyey Gal-Mudug.[Video]
(July 8, 2021)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur oo galabta axaa uu Taakulo isugu jirta Shidaal iyo Raashin kuwareejinay Maamulka GalMudug oo ay Wakiil ka ahaayeen Maamulka Degmada Gaalkac
Guddoomiyaha gobolka Mudug oo BBC-du ka waraystay Xubno amniyaadka Al-shabaab ee la toogtay iyo kuwa kale ee la xukumay.[Dhagayso]
(July 8, 2021)
Gaalkacyo:-Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiladhiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa waxaa u waraysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda BBC-da waxaa uu ka warbixiyey xubno ka tirsan ee amniyaadka ee lagu toogtay