Jadwalka Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo la shaaciyey
(July 16, 2021)
Warsaxaafadeed ka soo baxay guddiga hirgalinta doorashooyinka ayaa lagu sheegay Shaacinta Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) 2020/2021.