Barnaamijka Gungaar oo lagu waraystay Macalin Saciid Cabdulle Dilib.[Video]

July 9, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Barnaamijka Gungaar oo warbaahinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa waxaa lagu waraystay Macalin Saciid Cabdulle Dilib, oo ka mid ahaa dhalin yaradii dhinac warbaahinta gacan badan ka siiyey ururka Al-Shabaab maadaama uu aqoon fiican uu u lahaa Aqoonta Warbaahinta.

Macalin Saciid Cabdulle Dilib, oo lagu naanayso Seerjito ayaa waxaa uu warbaahinta Dowladda Federaalka Soomaaliya uga waramay goorta uu ku biira Al-Shabaab , sababta uu uga soo goostay ,wax uu u qaabilsanaa iyo waliba ku biiritaankiisii ururka Daaish isagoo Buuraha Galgala kula kulmay Cabduqaadir Muumin.


A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.