Jubaland oo soo gudbisay xubnaha u tartamaya Aqalka sare
July 27, 2021 - Written by EditorMadaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee Jubaland u gudbiyay tartamayaasha qaar kamid ah kuraasta Aqalka sare ee Jubaland.
[ngg src=”galleries” ids=”3774″ display=”basic_thumbnail”]Halgan.net

.gif)

