Madaxwayne Axmed Islaam,oo qaabilay Guddiyada Doorashada ee Sanatarada la doortay.

July 30, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Dawlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay Aqalka martida Magaalada Kismaayo casho sharaf ugu sameeyay Gudiyada hirgalinta Doorashooyinka ee kala duwan gudoonka Baarlamaanka Jubaland iyo Xildhibaanada Aqalka Sare ee shalay la doortay.

Madaxweynaha ayaa dhammaan dhinacyadan uga mahad celiyay shaqadii wanaagsanayd ee ay qabteen maalmahii lasoo dhaafay isagoo ku booriyay in waxyaabaha dhiman iyo shaqooyinka loo baahan yahay inay sii laba jibbaaraan si arrimaha Doorashooyinku ay ugu dhacaan qaab Wanaagsan.

Jubbaland ayaa noqotay Dowladii ugu horraysay ee dhaqaajisay Tareenka Doorashada Soomaaliya iyadoo Xubnihii ugu horreeyey Aqalka Sare shalay lagu doortay Magaalada Kismaayo.

—-Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
July 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online