Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ku baaqay in la bixiyo Canshuuraha[Video]
(October 6, 2021)
Boosaaso:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi aya kormeer shaqo ku tagay Kastamka Garoonka diyaaradaha Boosaaso iyo xarunta Cashuuraha Berriga ee gobolka Bari. Wa
Booliska Sweden oo faah-faahiyey qaraxii Gothenburg
(October 6, 2021)
Gothenburg:-Booliska Sweden ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qaraxii weynaa ee 28-kii bisii September ka dhacay magaalada Gothenburg oo ay ku dhaawacmeen 26 qof. Booliska ayaa sidoo kale sheegay
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey Shirka Guddiga Amniga ee Puntland.[Masawiro]
(October 6, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga ee Puntland. Madaxweyne Ku-xigeen
Hirshabeelle oo looga dabaal degay Sanad guuradii 5aad ee aasaaska Hirshabeelle
(October 6, 2021)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka caawa ka qeybgalay Munaasabad balaaran oo loogu dabaal degayay sanad guurada 5aad ee aaasaaska Dowlada Hirshabeelle. mu
Shirweynaha Guud ee Shaqaalaha Madaxtooyada Puntland oo ka qabsoomay Garoowe.[Video]
(October 6, 2021)
Garoowe:-Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe, waxaa maanta ku qabsoomay Shirweynaha Guud ee Shaqaalaha Madaxtooyada Puntland, Kaasi oo looga hadlay dardargelinta shaqada iyo qorsheyaasha cusub h
Golaha Midowga Murashixiinta oo xadgudub ku tilmaamay dadkii Soomaaliyeed ee laga soo raafay Laascaanood
(October 6, 2021)
Muqdisho:-Golaha Midowga Murashixiinta wuxuu aad iyo aad uga xun yahay xadgudubka lagula kacay dadka Soomaaliyeed ee laga soo raafay magaalada Laascaanood, wuxuuna ugu baaqayaa culimada, odayada dhaqa