Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland oo shaaciyay xilliga la diIwaangalinayo musharaxiinta
December 12, 2021 - Written by EditorGuddiga Maamulka Doorashada Somaliland ayaa shaaciyay xiliga la diwaangali naayo musharaxiinta iyo ergada kurasta kala ah, Hop#229 Hop#262, Hop#254, Hop#255.
Guddiga maamulka Doorashada Somaliland ayaa amray musharaxiinta iyo ergada kuraastaas in ay u diyaar garoobaan diiwaan gelinta doorashada.
Ra’iisal wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray in la dardar geliyo howlaha doorashada golaha shacabka ee Somaliland.
Hoos ka Akhriso Qoraalka ay soo saareen Guddiga Maamulka Doorashada xubnaha Somaliland
no images were found
M_M Deeq
Halgan.net