Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu xukumay Dil iyo Xabsi.[Video]
(January 31, 2022)
Gaalkacyo:-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee gobolada Mudug iyo Ceyn ayaa xukuno iskugu jira dil toogasho iyo xabsi ku riday 7 qof oo ku eedeysnaa Al-shabaabnimo kulan ay Gaalka
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka oo shir gudoomiyey Shir ku saabsan abaaraha.[Video]
(January 31, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa uu maanta Shir-guddoomiyay Shir ku saabsan abaaraha. Ujeedka shirka ayaa
Ra’iisul Wasaaraha JSF oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta.[Video]
(January 31, 2022)
Dubai :-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaara
Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.[Masawiro]
(January 30, 2022)
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, isagoo kulammo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga labada d
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee Beelaha Banaadiriga.[Video]
(January 29, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Odayaasha Dhaqanka iyo Guddiga Doorashada beelaha Banaadiriga la yeeshay kulan ku saabsan hufnaanta doorashada kuraasta Banaadiriga. Kulank
Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland oo goob joog ka haa dhaarinta Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta
(January 29, 2022)
Garoowe: -Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dha
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Rwanda oo ka wada hadlay iskaashiga Labada Dowladood
(January 27, 2022)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo booqasho rasmi ah ku tegey caasimadda Kigali ee dalka Rwanda ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Arrimaha D
Wareysi: Wasiirka Amniga oo ka hadlay ciidanka la geeyey Beledweyne.[Dhagayso]
(January 27, 2022)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa sheegay inay isku raaceen in ciidammada la geeyay Beledweyne sida ugu dhaqsiyaha badan looga soo saaro, laguna celiyo xer
Golaha Wasiirada DFS oo amar ku bixiyey in Beledweyne laga soo saaro ciidanka la geeyey.[Video]
(January 27, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay doorashooyinka dalka, amniga
Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Ufeyn, Eyl iyo Qardho oo dib loo dhigay
(January 26, 2022)
Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland waxay dhammaan inta ay quseyso ka raali gelinaysaa in Wasaaraddu go'aan ku gaartay in aan dib u dhigno dhismaha

Next Page »