Jubaland oo shaacisay Qabashada Doorashada 14 Kursi ee Aqalka Hoose
(December 13, 2021)
Kismaayo:-Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Dowlada Goboleed SEIT Jubaland ayaa caawa shaaciyay Qabashada Doorashada 14 Kursi oo ka mid ah 43-da Kursi ee ku Asteysan Dowlad Goboleedka Jubaland. [ng
Barnaamijka Awoodda 5aad oo lagu waraystay Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake.[Video]
(December 13, 2021)
Muqdisho:-Barnaamijka xiisaha leh ee Awoodda 5aad waxaa marti ku'ah, Raysal-Wasaare hore Cumar Abdirashiid Cali Sharmaarke. Barnaamijka ayaa xambaarsan xiiso gaar ah oo ay ka mid yihiin xiisadda Madax
Barnaamijka AFMEER Qaybtii 10aad oo lagu waraysanayo ku xigeenkii Qaasim Turaabi Xassan Yare.[Video]
(December 13, 2021)
Gaalkacyo:-Waa qeybtii 10aad ee Barnaamijka AFMEER oo uu diyaariyey wariye Timire waxaan uu waraysi la yeeshay Xassan Isaaq Maxamed ee loo yaqaanay Xassan Yare waxaan uu ku xigeen u ahaa Qaasim Atur