Ciidamada amniga Gaalkacyo oo howl gal lagula dagaalamyo kooxo cabtooy ah ka fuliyey Aaga Warshada Kabista.[Masawiro]
(December 19, 2021)
Gaalkacyo:-Ciidamada amaanka ayaa caawa ka fuliyay Aaga Warshada Kabista hawlgal qorsheysan oo lagu xoojinayo amaanka iyo soo afjarida haraadiga kooxaha mukhaadaraadka,kuwaas oo gacan saar la leh cid
Madaxweynaha Jubaland oo qaabilay xubno katirsan guddiga Doorashooyinka heer Federaal
(December 19, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo maanta Madaxtooyada ku qaabilay xubno katirsan guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa kula dardaarm
Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Baydhabo
(December 19, 2021)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meelgaarka ah ee Dowladda Koofur Galbeed.Madaxweynaha iy
Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Baydhabo.
(December 19, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo, xarunta ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, halkaasi o