Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Raysal Wasaarihii e hore Cumar Cabdirashiid
(December 4, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa waxaa uu kulan la qaatay Ra’iisul wasaarihii hore XFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyadoo kulanku uu u badnaa soo dhaweyn iy
Xaalada Magaalada Boosaaso iyo kulamad ay wadaan Issimada iyo Culimada ku sugan Boosaaso
(December 4, 2021)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in xaalada guud ee magaaladu ay tahay mid aad u wanaagsan waxaan socda dadaalo meel fiican maraya oo ay wadaa
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya
(December 4, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u qaabilsan Jamhuuriyadda Feder
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Taliska Ciidanka Booliska Puntland [Masawiro +Video]
(December 4, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Garoowe.Madaxweynaha ayaa kormeeray xafiisyada kala