Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Danjiraha Midowga Yurub oo booqasho sharafeed ugu yimid Muqdisho.[Masawiro]
(December 12, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Marwo Tiina Intelmann,
Somaliland oo ku dhawaaqday in ay furtay furashada Ururrada Siyaasadda [Video]
(December 12, 2021)
Hargeysa:-Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo caawa Shirjaraa,id ku qabtay magaalada  Hargeysa, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay furanyihiin ururadii siyaasada Som
Golaha Midowga Murashaxiinta oo ku dhowaaqay shirweyne
(December 12, 2021)
Muqdisho:-Shir ay isigu yimaadeen xubnaha Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa ay ka soo saareen War-saxafadeed kaas oo lagu shaaciyey in ay magacaabayaan guddi qaban-qaabi doona Shirweyne dhawaa
Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland oo shaaciyay xilliga la diIwaangalinayo musharaxiinta
(December 12, 2021)
Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ayaa shaaciyay xiliga la diwaangali naayo musharaxiinta iyo ergada kurasta kala ah, Hop#229 Hop#262, Hop#254, Hop#255. Guddiga maamulka Doorashada Somaliland
Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland oo booqday Taliska qaybta Gobolka Bari.[Masawiro]
(December 12, 2021)
Boosaaso:-Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Dowlada Puntland S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere oo howlo shaqo u jooga Magaaalada Boosaaso ayaa kormeeray Taliska Qeybta Booliiska Gobolka Bari.Taliyaha Qeyb