Wararkii ugu dambeeyay ee iska horimaad ka socda magaalada Boosaaso
(December 21, 2021)
Boosaaso:-iska horimaad hubeysan ayaa ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaana uu u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo taliyihii hore ee ciidanka PSF Jen Maxamuud Cismaan Diyaan