Madaxweynaha Dowladda Puntland oo safar shaqo ku tegay degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal.[Video]
(December 1, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal. Kulanka oo ahaa is-xogwareysi
Taliyihii hore ee Ciidamada Daraawiishta Puntland Gen Siciid Dheere oo baaq nabadeed jeediyey.[Video]
(December 1, 2021)
Garoowe:-Taliyihii hore ee Ciidamada Difaaca dowladda Puntland, Gen.Siciid Dheere oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda SBC ayaa waxaa uu ku baaqay in laga fogaado colaad ka dhalata khilaafka u dhexeeya