Madaxweynaha Jubaland oo qaabilay Wafdi ka socday dowladda Turkiga.[Masawiro]
(December 20, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Safiir kuxigeenka Turkiga ee Soomaaliya mudane Ismail Emre Kosif,
Cutubyo ka tirsan Booliska Gobolka Mudug oo ku raad jooga Cabtooy xalay rasaas ku furtay Ciidanka amniga ee Gobolka Mudug
(December 20, 2021)
Gaalkacyo:-Cutubyo ka tirsan booliska Gobolka Mudug ee dowlada Puntland oo qeyb ka ahaa hawlgalka dowladdu kula dagaalamayso caadeystayaasha sida dhuumashada uga ganacsada daroogada ayaa maanta gaadhe
Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo shir gudoomiyey shiraan caadi ahayn oo looga hadlay amniga Gobolka Mudug.[Video]
(December 20, 2021)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ahna Gudoomiyaha Gudiga Amniga Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa waxaa saaka uu shir gudoomiyey Shir aan caadi ahayn oo looga hadlayey Amniga Gobolk
Madaxweyne Farmaajo oo ciidanka Booliska Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey sannad guurada 78-aad ee aasaaskooda
(December 20, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha k