Golaha Midowga Musharaxiinta oo dalbaday in la hakiyo doorashada
(December 9, 2021)
Muqdisho:-Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa waxaa ay maanta soo saareen warmurtiyeed waxayna ku baaqeen In doorashada la hakiyo, shir wadatashi ahna la isugu yimaado waxaana ay ka digeen in ay sii s
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada oo ka qeyb galay xuska maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka musuq maasuqa
(December 9, 2021)
Muqdisho:-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Ciise (Maxamed Dheere) oo maanta ka qeyb galay xuska maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka mu
Wararkii ugu dambeeyey ee xaalada magaalada Boosaaso
(December 9, 2021)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in xaalada guud ee magaaladu ay tahay mid aad u wanaag san, ilo kale duwan oo aan kala xiriirnay magaalooyink