Issimada,Culumada ,waxgaradka gobalka Bari oo kulan ku yeeshay Boosaaso.[Video]

December 22, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Waxaa caawa kulan iskugu yimid Issimo , ganacsato , culumaudiin iyo waxgarad magaalada Boosaaso ee xarunta goblaka Bari ayaa waxay markay la kulmeen labada dhinac ee dowlada Puntland iyo ciidanka PSF waxaana u soo jeediyeen baaq nabadeed iyagoona xusay in labada dhinac ay ka aqbaleen in xabada joojin la sameeyo.

Hoos Ka Daawo Baaqa Nabadeed ee ay soo jeediyeen Issimada , ganacsata, Culimada magaalada Boosaaso

Halgan.net
Boosaaso

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online