Somaliland oo ku dhawaaqday in ay furtay furashada Ururrada Siyaasadda [Video]
December 12, 2021 - Written by EditorHargeysa:-Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo caawa Shirjaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay furanyihiin ururadii siyaasada Somaliland
Dhanka kale labada Xisbi ee mucaaradka ee wadan iyodürden Ucud yaa ka horyimid in la furo ururada siyaasada Somaliland .
“Doorashada Madaxweynaha Ka horeysa Furista Ururada Ninka Madaxweynaha Hela Ayuunba Furi doona Ururada” Gudoomiye Xirsi Cali
“Ina Koorow Dhimashada Somaliland ku Adimi maysid way noolanaysa Somaliland” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
M_M Deeq
Halgan.net