Madaxweynaha Jubaland oo dib ugu soo laabaty Kismaayo.
(January 12, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo maalmahii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay magaalada muqdisho ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimad
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro]
(January 12, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo Muqdisho kaga qeybgalay Shirka Wadatashiga Qaranka, ayaa galabta dib uguso laabtay Garoowe. Madaxweynaha waxaa Garoonka d