Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Ufeyn, Eyl iyo Qardho oo dib loo dhigay
(January 26, 2022)
Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland waxay dhammaan inta ay quseyso ka raali gelinaysaa in Wasaaraddu go'aan ku gaartay in aan dib u dhigno dhismaha
Taliyihii hore ee Kontoroolka Boosaaso Kabtan Barkhad Maxamed Jaamac oo lagu dilay Boosaaso
(January 26, 2022)
Boosaaso:-Waxaa maanta lagu dilay Suuqa Boosaaso Allaha u naxariistee Taliyihii hore ee Kantaroolka Magaalada Boosaaso Kabtan Barkhad Maxamed Jaamac Buryar (Gaduudane)iyadoo ay dilkaasna ay geysteen