Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ee FEIT

January 19, 2022 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa xarunta madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal ee FEIT, Muuse Geelle Yuusuf iyo xubno ka tirsan guddiga oo maanta soo gaaray Kismaayo si ay qayb uga noqdaan doorashada kuraasta Aqalka hoose ee ku astaysan Jubbaland.

Guddiga heer Faderaal waxaa booqashada ay ugu yimaaddeen Madaxweynaha ku wehelinayey Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubbaland ee SEIT.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in habsami u socodka howlaha doorashooyinka ay rajo galinayso shacabka Soomaaliyeed loona baahan yahay in la dadajiyo.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online