Dowladda Jubbaland waxay u aragtaa Danjirahii hore ee Midogwa Afrika inuu lid ku ahaa hanaanka dowlad dhiska iyo madax banaanadii dalka.
(April 7, 2022)
Kismaayo:-Dowladda Jubbaland waxay soo dhawaynaysaa go’aanka masiiriga ah ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ka gaartay Danjirahii hore ee Midowga Afrika Francisco Madeira, oo dalka laga c
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo shir looga hadlayay doorashada la qaatay xildhibaanada Koofur Galbeed.
(April 7, 2022)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka dalka la qaatay Xildhibaanada laga Doortay Deegaanada Koof
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qayb galay Shirka nabadaynta beelaha walaalaha deegaanada Saax-maygaag iyo Sangajabiye.
(April 7, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ka qayb galay munaasabadda gunaanadka shirka nabadaynta beelaha walaala ah ee di
Madaxweynaha JFS oo ka horyimid go’aankii Ra’iisul wasaare Rooble dalka uga eryey Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya
(April 7, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu bogaadinayaa dawrka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika iyo qeybta libaax ee ay ka soo qaateen dowlad dhisidda Soomaaliya iyo dagaalk