Dowladda Soomaaliya oo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ku amartay in dalka uga baxo 48 saac gudahood
April 6, 2022 - Written by EditorMuqdisho:-Dowladda Soomaaliya waxa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin isagoo ku lug yeeshay arrimo ka baxsan shaqadiisa Wakiilka Midowga Afrika, waxa ayna fareysaa in uu 48 saac gudahood dalka uga baxo.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net