Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Golaha Shacabka

April 28, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaan u hambalyeeynaya Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee loo doortay Golaha Shacabka JFS, Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar. Waxaan alle uga baryayaa in uu u fududeeyo masuuliyadda loo doortay.

Si gaar ah waxaan Sacdiya ugu hambalyeeynaya in ay noqotay gabadhii ugu horeysay ee noqota Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BJFS, taasina waxay muujinaysa dadaalkeeda iyo ka jawaabista baahida loo qabo in Haweenku metelaad wanaagsan ku yeeshaan Goleyaasha sharci dejinta. Waxaan inoo rajeynaya in Doorashadda Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka JFS, ay sidoo kale iyana inoogu soo dhammaato si wanaagsan.

Hambalyo.
——-Dhamaad—-

Comments are closed.

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online