Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay kulan looga hadlayo amniga guud iyo kan Doorashada dalka .

April 27, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayo amniga guud ee dalka iyo kan Doorashada oo ka dhacay xarunta saldhiga Booliska ee AirPort -ka Aadan Cadde.

Kulanka waxaa hoggaaminayay Ra’iisal Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxaana ka qeybgalay Taliyihii Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka JFS.

—–DHAMMAAD——

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Comments are closed.

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online