Ku Simaha Madaxweynaha Puntland oo magacaabay gudi baaris ku sameeyey dhacdadii ka dhacday Gaalkacyo

April 24, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay guddiga baarista dhacdadii ka dhacday Gobolka Mudug.

1: Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan. (Wasiir ku xigeenka Amniga iyo DDR).gudoomiye

2: Xil Axmed Jaamac Cabdulle. (Xildhibaan Puntland).

3: Xil Cabdiweli Yuusuf Warsame. (Xildhibaan Puntland).

4: Gen. Caydiid Axmednuur Warsame. (Kusimaha Taliyaha Booliiska Puntland).

5: Aadan Cali Maxamuud. (Kusimaha Xeer Ilaaliyaha Ciidanka Qalabka sida ee Puntland)

6: Asad Faarax Maxamed. (Xoghayn)

–DHAMAAD—

Comments are closed.

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online