Madaxwaynaha Galmudug oo hambalyeeyay shacabka Galmudug curashada bisha Ramadaan.
(April 1, 2022)
Madaxwaynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ugu hambalyeeyay ummadda muslimiinta, shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Galmudug curashada bisha barakeesan ee Ramadaan. Madaxwayha Ku-simana Madaxweynaha Puntland oo Shacabka Puntland ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Ramadaan.
(April 1, 2022)
Garoowe:-Ku-simana Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shacab weynaha Puntland ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Barakaysan ee Madaxweynaha DFS iyo Raisulwasaare Rooble oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed .
(April 1, 2022)
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaana uu ugu baaqay in la is caawiyo maadaama dalka ay ka jiraan a Guddiga Doorashooyinka (FEIT)oo shaaciyey xilliga shahaadada la siinayo xildhibaanada cusub
(April 1, 2022)
Muqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) wuxuu ku wargelinayaa in Xildhibaanada jooga Muqdisho ay billaabanayso Barri Subax bixinta shahaadada Xildhibaannimo. Sidaas darteed, Guddoomiyaha FIET oo Xilka ka qaaday Xog-hayihii Guddiga Doorashada
(April 1, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FIET, Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka ka qaaday Xog-hayihii Guddiga FIET, Cabdirixiim Cabdicasiis Aadam. Wareegto ka soo baxday Xafiiska G
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|