War-saxaafadeedka Guddiga FEIT ee doorashada Ceelwaaq ee deegaan doorashada labaad ee Jubbaland.
(April 23, 2022)
Muqdisho:-Waxaa maanta la qabtay doorashada 11 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka BFS. Iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen 14 xubnood oo FEIT ah, xubno Guddiga Xallinta Khilaafaadka ah dhammaan xubnaha G Madaxweynaha Dowla Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo gaaray Ceel-waaq.
(April 22, 2022)
Ceelwaaq:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta gaaray Gobolka Gedo halkaas oo ay kasocoto doorashada Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo baxaya deegaan doorashada la Wareysi:Guddoomiyaha gobolka Mudug oo dhacdadii Gaalkacyo ku eedeeyay wasiirka arrimaha dibedda [Dhagayso]
(April 22, 2022)
Gaalkacyo:-Hal askari ayaa dhintay saddex kalana waa ay dhawacmeen, kuwaas oo uu ka mid ahaa taliye ku xigenkii qeybta booliska Gobalka Mudug dhanka Puntland Cabdisiciid Xuseen Jamac, Sida VOA ay u xa Madaxweyne Farmaajo oo wareegto kasoo saaray doorashooyinka isbarbar soca ee Garbahaareey iyo Ceelwaaq
(April 22, 2022)
Muqdisho:-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in doorashooyinka isbarbar socda ee Garbahaareey iyo Ceelwaaq ay yihiin kuwa sharci darro ah oo baal marsan Sharciga Jihaynta Do Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo gaaray Ceelwaaq.[Masawiro]
(April 22, 2022)
Ceelwaaq:-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa gaaray magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Halkaas oo ay maanta ka dhacayso doorashada qaar ka Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka amniga Jubaland oo gaaray magaalada Ceelwaaq.[Masawiro]
(April 21, 2022)
Kismaayo:-Magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo oo ah deegaan doorashada labaad ee Jubbaland waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo Wasiirka amniga Jubbaland Mudane Yusuf Cismaan Cusmaan Dhuumaal. Wa-Saxaafadeed Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur.
(April 21, 2022)
Gaalkacyo:-Waxaan ka xumahay waxii Caawa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo, Waxaan alle naxariistii jano uga baryayaa askarigii ku geeriyooday Falkaasi sidoo kale Waxaan Caafimaad taama urajaynayaa iyo i Xeer-Ilaaliyaha Guud ee DFS Dr. Suleymaan Maxamed oo u Wasiirka Batroolka DFS
(April 21, 2022)
Muqdisho:-Xeer-Ilaaliyaha Guud ee DFS Dr. Suleymaan Maxamed ayaa u yeeray Wasiirka Batroolka DFS si wax looga weydiiyo heshiis sharci darro ah oo uu la galay shirkada shisheeye ah. Gaar ahaan kuwa Ba Ku Simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Karaash oo shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
(April 21, 2022)
Garoowe:-Ku Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha wasiirada, oo todobaadkan looga hadlay Amniga guud, Guddiyada FEIT, EDRC iyo SEIT-Jubbaland ayaa shir wadajir ah ku yeeshay Magaalada Kismaayo
(April 20, 2022)
Kismaayo:-Guddiyada FEIT, EDRC iyo SEIT-Jubbaland ayaa shir wadajir ah ku yeeshay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KM ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Shirkan ayaa looga hadlay sidii loo dardargalin laha
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|