Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 62-aad ee aas-aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.[Masawiro/Video]
(April 12, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qayb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 62-Aad ee Aas-aask
Liiska Tirada Xildhibaanada Guud ee qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka 11-aad oo la shaaciyey
(April 11, 2022)
Muqdisho_Liiska Tirada Xildhibaanada Guud ee qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa ilaa hadda tiro ahaan gaaray 206 XIldhibaan walow ay weli jiraan kuwa badan oo
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo bogaadiyey hanaanka dimuqraadiyadda Puntland ka hirgashay
(April 11, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa boggaadiyay hannaanka dimuqraadiyadda Puntland oo si wanaagsan u socda i
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo goob joog ka noqday dhaarinta xubno ka mid ah Golaha Wasiirada
(April 10, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyn ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta goob joog ka noqday dhaarinta xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo xubin k
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo aqalka madaxtooyada ku marti qaaday Xildhibaanada laga soo doortay Jubaland.[Video/Masawiro]
(April 10, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada marti qaad ugu sameeyay Xildhibaanada laga soo doortay Jubaland ee deegaan doorashadoodu tahay Mag
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka FEIT dhaarinta Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ay dhici doonto 14-ka bishan April.[Video]
(April 10, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yusuf ayaa sheegay in dhaarinta xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay dhici doonto 14-ka bishan
ATMIS oo xayiraad ku soo rogtay xerada Xalane [Dhagayso]
(April 10, 2022)
MUQDISHO - Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ATMIS ayaa maanta xayiraad ku soo rogay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Warqad uu taliska ATMIS u diray safaaradaha, hay’adaha UN-ka
DFS oo Wakiilkii hore ee Midowga Afrika Francisco Madeira kala laabtay waraaqaha deganaashaha
(April 9, 2022)
Muqdisho Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu xusay in waraaqaha deganaanshaha ay kala laabatay Wakiilkii hore ee Midowga Afrika Francisco
Midowga Africa oo ka horyimid go’aankii uu Rooble ku eryay Danjire Madeira
(April 9, 2022)
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Africa Moussa Faki Mahamat ayaa qoraal lagu shaaciyay Twitter-ka rasmiga ah ee Midowga Africa waxa uu walaac kaga muujiyay go’aankii uu dhowaan Xafiiska Ra’iisul Wasaa
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo habka fogaan arag shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta
(April 9, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta oo ay ka wada hadleen arrimaha dhammeystirka doorashooyinka dalka oo h

« Previous PageNext Page »