Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo gaaray Ceelwaaq.[Masawiro]

April 22, 2022 - Written by Editor

Ceelwaaq:-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa gaaray magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Halkaas oo ay maanta ka dhacayso doorashada qaar ka mid ah 16-ka kursi ee Gobolka Gedo.

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ee tegay Ceelwaaq ayaa u jeedkoodu tahay in ay ku qabtaan ilaa 16 kursi ee Gobolka Gedo oo horay loo shaaciyey in lagu qabto degmada Garbahaaray balse khilaaf in mudo ah taagna ay gudiga FEIT ay u soo wareejiyeen magaalada Ceelwaaq.

Wasiirka amniga ee Maamulka Jubaland iyo Ciidamo la socda ayaa maalintii shalay gaaray magaalada Ceelwaaq si ay u sugaan amaanka goobta ay ka dhacayso 16 kuris ee deegaan doorashadoodu tahay Gobolka Gedo.

no images were found

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online